Duqa Muqdisho oo Shahaado Sharaf Gudoonsiiyay Gudoomiyaha Dayniile (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta xarunta degmada Dayniile lagu qabtay munaasabad balaaran oo lagu taageerayay laguna soo dhaweenayay horumarka Muuqda uu degmadaasi gaarsiiyay Gudoomiyaha Degmada Dayniile Maxamed Abuukar Cali Jacfar. Munaasabada waxaa soo agaasimay Ugaas Cabdulaahi Ugaas Xaashi oo kamid ah Waxgaradka Soomaaliyeed, waxaana munaasabada aheyd mid lagu bogaadinayay maamulka degmada sidoo kale Shahaado Sharaf lagu siinayay Gudoomiye … Continue reading Duqa Muqdisho oo Shahaado Sharaf Gudoonsiiyay Gudoomiyaha Dayniile (Daawo Sawirada)